Asturnaanta
Sakiin Designs ayaa maamula website-kan. Boggani wuxuu sharxayaa waxaan ku samayno xogtaada.
Waxa aan uruurinno
Kaliya waxaad foomka ku qorto: magacaaga, e-mail ama telefoon, magaca ganacsiga iyo farriinta. Waxaan sidoo kale kaydinnaa bogga aad ka dirtay iyo IP address-kaaga si aan u joojinno spam.
Sababta
Si aan uga jawaabno su'aashaada oo aan u diyaarinno dalab. Xogtaada ma iibinno mana la wadaagno, kumana darno liis e-mail.
Cookies
Website-ku wuxuu isticmaalaa oo keliya cookies-ka loo baahan yahay si foomamku u ahaadaan ammaan (session iyo amni). Ma jiraan cookies xayeysiis ama raadraac ah.
Demo-yada tooska ah
Demo-yada products-ku waxay isticmaalaan xog tusaale ah oo keliya. Wax kasta oo aad demo ku qorto habeen kasta waa la tirtiraa.
Xuquuqdaada
Wakhti kasta naga codso inaad aragto, saxdo ama tirtirto xogtaada: sakiin@sakiin.net